Deni oo gaaray degaanka Garacad, kormeerna ku sameeyey dekeda cusub (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wefdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray Magaaladda Garacad ee gobolka Mudug. Madaxweynuhu waxa uu kormeeray dhismaha Dekedda Garacad oo meel gebogebo ah maraysa, isagoona mid mid u dul istaagay qaybaha kala duwan ee dhismuhu ka socdo. Bogaadin, dardaaran iyo dhiirigelin ayuu u jeediyey … Continue reading Deni oo gaaray degaanka Garacad, kormeerna ku sameeyey dekeda cusub (Sawirro)